{DAAWO SAWIRADA} Dadkii Ka Qeyb Galay Aaskii Ugaas C.raxmaan Ugaas Khaliif Oo Baladweyne Dib Ugu solaabtay

1
749
?

Dadkii ka qeybgalay allaha u naxariiste aaskii marxuum ugaas cabdi raxmaan ugaas khaliif ugaas rooble oo lagu aasay degaanka daaro ugaas ee hoosyimaada Galgan ayaa bilaabay iney kasoo amba baxay Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Boqolaal shacab ah oo ka qeybgalay aaskii ugaas cabdiraxmaan ayaa ka soo baxay magaalada Halgan si ay dib ugu soo laabtaan Magaalada Baledweyne oo markii hore ka amba baxay magaalada Halgan iyaga oo raacay meydkii ugaas c.raxmaan ugaas khaliif oo dhawaan ku geeriyoday baledweyne,

?

?

?

?

?

???????????

Comments are closed.