{DAAWO SAWIRADA} Kooxda Fanaaniinta Hobolada Waabari Oo Wacdara Ka Dhigay B/weyne

0
992

Kooxda Fanaaninta Hobolada waabari ayaa caawo Magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku qabtay xaflad ay ku soo bandhigen heeso wadani ah iyo kuwa kale oo gobaabin ah waxa lagu sagootinayey ciidamad Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM oo badal lagu sameyay.

Xaflada oo ay ka soo qeyb galen Maamulka Gobolka Hiiraan kan degmada b.weyne Saraakiisha AMISOM iyo boqolaal shacab ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada b.weyne ayaa hobolada waabari waxa ay ku soo bandhigen heeso mug iyo miisaan leh.

Aqristayaasha Wepsetka Hiiraanweyn waxa halkan idiin kugu soo gudbineyna sawirada laga soo qaaday Heesihii laga qaaday oo muuqaal ah iyo qudbadihii laga jediyay kala soco Goor dhaw Hiiraanweyn.net in shaa allaah.

Showga (4) Showga (5) Showga (6) Showga (7) Showga (8) Showga (9) Showga (1) Showga (2) Showga (3)