{DAAWO SAWIRADA} Qaabkii Uu U Dhacay Aaskii Marxuun Ugaas C.Raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble

0
890
?????????????

Allaha U Naxariistee Marxuun Ugaas cabdiraxmaan ugaas khaliif Ugaas rooble ayaa lagu aasay qabuuraha Dahro ugaas  ee dulledka Dagmada Halgan Ee Gobolka hiiraan abaaro 2.00 durnimo Ee shalay oo ay Tariikhdune ku beegneed/05/01/2016 ,

Aaska Ugaaska ayaa Waxaa ka qeyb galay boqolaal shacab  ah  oo kakala yimid  Gudaha wadanka iyo dibadiisa  kuwaas oo mal mahii la so dhafay ku suganaa Magalada baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan,

Majirto  Cid katirsan Dowlada soomaaliya Iyo AMISOM Oo Ka qeyb qadatay Aaska Ugaaska  Cabdi raxmaan ugaas khaliif ugaas Rooble Oo Lagu Aasay Qubuuraha Daaro Ugaas Ee Dulledka Dagmada Halgan ee Gobolka hiiraan,

Allaha u naxariiste ugaas cabdiraxmaan ugaas khaliif ayaa 3-1-2016’ka ku geeriyoday magaalada baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxana uu ugaaska xiliga shir gudoominayay Shirkii samadoon 2 kaa oo loga hadlayay hormarka gobolka iyo dib u heshiisiinta dadka dega Gobolka,

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????

?????????????