{DAAWO SAWIRADA} R/Wasaaraha Soomaaliya Sida Loogu Soo Dhaweyay Magaalada B.weyne

1
621

Raisul wasaaraha soomaaliya cumar cabdi rashiid iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa soo gaaray magalada beledweyne ee gobolka hiiraan safarka raisul wasaaraha ku yimid beledweyne ayaa waxaa ku wehlinyay safiirka jabuuti u fadhiya soomaaliya  wasiirka wasaarada amniga xukuumada soomaaliya xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya iyo saraakiil ciidan .

waxaa garoonka diyaaradaha ugaas  khaliif ku soo shaweeyay ra isul wasaaraha iyo wafdigiisa madaxda maamulka gobolka hiiraan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada beledweyne waxana safarkoodu ku saleysan yahay sagootinta ciidamada hiil walaal ee jabuuti oo howlo nabad ilaalin ah u joogay gobolka hiiraan kuwaa oo lagu badali doono ciidamo hor leh oo ka socda jabuuti

R/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu sagootinayay ciidama ka socday Dalka jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka amisom oo lagu badili dona ciidama kale ee ka imaan dona isla dalka jabuuti ayaa lagu qabtay holka shirarka Gobolka ee Magaalada B/weyne.

Soo Dhaweynta (2) Soo Dhaweynta (4) Soo Dhaweynta (5) Soo Dhaweynta (6) Soo Dhaweynta (7) Soo Dhaweynta (9) Soo Dhaweynta (10) Soo Dhaweynta (11) Soo Dhaweynta (12) Soo Dhaweynta (13) Soo Dhaweynta (14) Soo Dhaweynta (15) Soo Dhaweynta (16) Soo Dhaweynta (1) Soo Dhaweynta (3)

Comments are closed.