{DAAWO SAWIRADA} Wararkii ugu Dambeyay Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Weerarkii Liido

0
769

Goob-joogayaal ayaa sheegay in dabelydu ay rasaas oodda uga qaadeen dadkii fadhiyay hoteelka markii ay gudaha u galeen, halkaasoo ay dad badan ku dileen, waxaana dadka dhintay ka mid ah haween.

Al-shabaab ayaa sheegatay weerarkaan, iyagoo sheegay inay ku weerareen hoteelka xubno ay ugu yeereen cadowga Alle, inkastoo aysan sheegin khasaaraha ay ka geysteen maqaayadda Liido Sea Food

 

2016122635890434830778844Sawirradii_Weerarkii_Xeebta_Liido (1) 2016122635890435446929082Sawirradii_Weerarkii_Xeebta_Liido (3) 2016122635890435714235885Sawirradii_Weerarkii_Xeebta_Liido (2) 2016122635890435834389788Sawirradii_Weerarkii_Xeebta_Liido (10) 2016122635890436220378404Sawirradii_Weerarkii_Xeebta_Liido (5) 2016122635890436704145952Sawirradii_Weerarkii_Xeebta_Liido (4) 2016122635890436901214219Sawirradii_Weerarkii_Xeebta_Liido (6) 2016122635890443780554417Sawirradii_Weerarkii_Xeebta_Liido (12)