{DAAWO SAWIRADA} Waxaa Goordhaw Salaadii Janaasada Lagu Dukaday Meydka Marxuun Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif

7
517
????????????????????????????????????

Meydka Marxuun Ugaas C.raxmaan Ugaash Khaliif ayaa maanta Salaada Janaasada waxaa lagula dukaday Garoonka kubada cagta ee laqanyo oo ku yaala duledka magaalada B.weyne .

Salaadii Jinaasada ee lagu dukadaya waxa kasoo qeyb galay Wasiiro ka tirsan xukuumada soomaaliya xildhibaano maamulka Gobolka Hiiraan kan degmada B/weyne ugaasyo siyaasiyiin iyo boqolaal shacab ah.

Allaha u naxariistee Ugaas C.raxmaan Ugaash Khaliif ayaa 3-1-2016’ka ku geeriyoday degmada baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Meydka ugaas c.raxmaan ayaa lagu aasi donaa qabuuraha daaro ugaas oo ku dhaw degmada halgan ee gobolka HIIRAAN

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Comments are closed.