{DAAWO SAWIRADA} Xaruuntii Labaad Ee Warbaahinta Hiranweyn Oo Manta Lagafuray Magaalada Buloburte

0
589

Xafladii lagu furayay Xarunta labaad ee Radio Hiranweyn ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka dagmada bullo-burte odayaal dhaqameedyo Ururada haweenka dhalin yarada iyo bahda ciyaaraha dagmada bullo-burte ee Gobolka Hiiraan waxana dhamaantood ay siweyn u so dhaweyeen furitaanka xarunta cusub ee radio Hiranweyn.

Agaasimaha Guud ee Radio Hiranweyn Maxamed Cismaan Makaraan oo furitaanka kahadlayayaasheegay in Idaacada ay qeyb ka qaadan doonto in shacabka Bulo-burte uu codkood u gaaro Caalamka si la mid ah sidada daka ku nool Magaaloyinka kale ee dalka.

Gudoomiye kuxigeenka Ururka Haweynaka Bulo-burte Marwo Suukri Saney Muumin ayaa goobta ka sheegtay in shacabka reer bulo-burte ay dhaga la,aayeen Maanta ay heleen meel ka dhageystaan dhacdooyinka gudaha iyo dibada.

Ku simaha ahna gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Liibaan Cabdi Burosow iyo Duqa Dagmada Cismaan Geedi Cilmi ayaa balanqaaday in ay si buuxdo ula shaqeyn doonaan Idaacada hiranweyn oo Manta laga Furay Dagmada Bullo-burte ee Gobolka hiiraan.

Furitaanka Idaacada ayaa imaanaya Mudo kabadan 7 Sano kadib waxana Radio Hiiraanweyn ay noqo neysa idaacadii ugu horeysay oo Madax Banaan ee laga Hirgaliyay Dagmada Bulo-burte ee Gobolka hiiraan.

Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (4) hiranweyn (8) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (6) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (5) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (7) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (12) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (13) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (3) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (1) hiranweyn (2) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (9) hiranweyn (1) Hiiraanweyn 1 Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (8) Furitaanka Radio Hiranweyn dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiran (2) Hiiraanweyn 2 hiranweyn (6)