Dagaal Sababay Qasaro Dhimasho Iyo Dhawac Oo Kadhacay Deegaanka Moora Iri Gobolka Hiiraan

1
472

dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo alshabaab ayaa ka socda deegaanka mooro iri ee hoostaga  degmada maxaas ee gobolka hiiraan waxana dagaalkaasi uu sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh  oo soo gaartay labada dhinac ee dagaalamaya

waxana dadka deegaanka oo la hadlay idaacada hiiraanweyn ee magalada beledweyne ay noo sheegeen in uu dagaalku ahaa mid saacado badan socday isla markaana uu khasaaro badan dhaliyay waxana dadka qaar ay noo sheegeen in khasaaraha dagaalka uu aad u badnaa dagaalkana uu mudo socday.

wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowlada soomaaliya oo ka baxay degmada buulo burte ay kusii wajahan yihiin deegaanka uu dagaalka ka dhacay   si ay garab usii yaan dadka deegaanka oo al shabaab dagaal kula jira

waxii warar ah oo kusaabsan dagaalkan waxaad kala socon doontaan in sha allah hiiraanweyn.net

Comments are closed.