DEG DEG Wasiirka Amniga Gudaha Oo Ku Wajahan Magaalada Bullo-burde

0
293

Wasiirka amniga qaranka soomaaliya mudane c/risaaq cumar maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa la filayaa in uu gaaro Magaalada buullo burde ee Gobolka Hiiraan waxana degmadaasi horay ugu sugnaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo masuuliyiin kale.

Safarka Wasiirka amniga gudaha C.risaaq cumar maxamed uu ku tagay magaalada Buullo burde ayaa salka ku hayo ka qeybgalka xaflad xariga looga jaray Garoonka diyaaradaha bullo burde oo dhawaan dib u dhis lagu sameyay.

Waxii warar ah oo kusoo kordha wararka wafdiga wasiirka amniga waxaad kala socon doontaan in sha allah Radio Hiiraanweyn ama hiiraanweyn.net