Deg Deg Wasiirka Difaaca DJabuuti Oo Soo Gaaray B,weyne

0
526

wasiirka wasaarada gaashaan dhiga dalka aynu walalaha nahay ee jabuuti ayaa goor dhaweyd soo garaay magalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan si ay uga qeyb galo muaasabad ay ku kala wareegayaan ciidamadii hore u joogay gobolka hiiraan ee amisom ee ka socday jabuuti iyo kuwa cusub oo ay ku badeshay dowlada jabuuti

waxaa wasiirka socdaalkiisa ku wehlinaya taliyaal milatari oo ka socda jabuuti waxana garoonka caalamiga ah ee ugaas khaliif ku soo dhaweeyay madax ka tirsan amisom iyo maamulkab gobolka hiiraan

imaatinka wasiirka gaashaan dhiga jabuuti xassan dharaar hufane ayaa waxa uu hor dhac u yahay wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha jabuuti cismaan ciil cumar geele oo la filayo in uu goor dhaw soo gaaro beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan

waxii ku soo kordha waxaad kala socon doontaan hiiraanweyn.net  insha allah