{DHAGEYSO} Barnaamijka Falaqeynta Xaaladaha Dalka Oo Su’aalo Lagu Weydiyay Musharax C.Raxmaan Xusen Cadoow

1
382

Barnaamijka falaqeynta xaaladaha dalka oo ah barnaamij todobaadla ah ayaa halkan idii kugu soo gudbineynaa.

Barnaamijka Falaqeynta Waxa marti ku ah Musharaxa u taagan xilka madaxtinimo ee Maamulka Hiiraan iyo Shabelaha dhexe Mudane Cabdi raxmaan Xuseen cadoow waxana su’aalo ku soo weydiyen dhagestayaasha Radio Hiranweyn ee magaalada B/weyne.

Waxana barnaamijka soo jedinaya {Cabdi Wali Xuseen Tawakal}

Farsamada {Cali Cismaan Kaskeey}

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:-

Comments are closed.