{DHAGEYSO} Culimaa-udiinka Gobolka Hiiraan Oo Ka Tacsiyeyay Gerida Ugaas C.raxmaan

0
382

Allaaha u naxariiste waxaa manta magaalada b.weyne ee  xarunta gobolka hiiraan ku geeriyooday ugaas c/raxmaann ugaas qaliif oo kamid aha duubanka  dhaqanka somaliyed  gaar ahaana kuwa  gobolka hiiraan,

Geerida ugaaska ayaa waxa si weyn looga dareemay magaalada b.weyn ee xarunta gobolka hiiraan waxana Culimaa udiinka Gobolka ay ka tacsiyadeeyey geeeridii naxtinta laheyd ee ku timed ugaas C.raxmaan Ugaas khaliif,

Qaar kamid ah Culimada oo la hadlay  Radio hiiraanweyn ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ugaaska waxana ay alla ugu baryen inuu janadii fardowsa ka waraabiyo Samir iyo iimaana ka siiyo umada soomaaliyed ee uu ka baxay ugaaska,

Ugaas cabdi raxmaan ugaas qaliif aya magaalada b.weyne waxa uu ka waday shirweyne loogu magac daray shirka samadoon 2 oo looga hadlayey aayaha iyo masiirka gobolka hiiraan waxaana manta lagu waday in uu soo xiro shirkaasi ugaas c/raxmaan ugaas qaliif.

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO CODKA:-