{DHAGEYSO} Maxa Ka Socda Magaalada Jowhar Iyo Mashquulka Magaalada

1
641

Magaalada jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa laga daremayaa mashquul xogan waxana maanta si rasmi ah jowhar ugu furmay shirkii maamul usameynta Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe iaydoo magaalada ay ku qul qulayaan ergooyin ka qeyb galaya shirkaasi,

Maxamed Cismaan makaraan oo  ku sugan magaalada jowhar ayaa shegay in magaalada ay tahay mid mashquul ah ayna ku sugan yihiin madaxda dowlada soomaaliya kuwa Gobolada Hiiraan iyo shabelaha dhexe iyo ergooyin ka qeyb galeysa shirkaasi,

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka:-

Comments are closed.