{DHAGEYSO} Qeybta 1’aad Barnaamijya Aan Kaga Hadleyno Geeridii Ugaas C.Raxmaan

0
351

Aqristayaasha Radio Hiranweyn ee Magaalada B/weyne ee ku xiran Webkeena Www.Hiiraanweyn.net ama Hiranweyn.com

Waxaan idin soo gudbineyna Barnaamijya taxana ah oo aynu kaga hadleyno geeridii ugaas c.raxmaan ugaas khaliif oo 3-1-2016’ka ku geriyoday magaalada b/weyne.

Qeyba kobaad ee barnaamijyada kaga hadleynaya tacsida ugaas cabdiraxmaan ugaas khaliif waxa idiin kugu soo gubineynaa maamulka Gobolka culimaa-udiinka odayaasha Gobolka aqoonyahanada iyo waxgaradka rer hiiraan oo ka hadlaya geeridii ugaas c.raxmaan ugaas khaliif.

Soo jediye:- Qeyba 1’aad {Cabdi Axmed Xuseen iyo Aadan Cabdi Axmed}.

Farsamada:- {cabdulaahi cali daahir}

Halkan Hoose ka Dhageyso Barnaamijka:-