{DHAGEYSO} Qeybta 4’aad Barnaamijyo Aan Kaga Hadleyno Geeridii Ugaas C.Raxmaan

0
347

Aqristayaasha Radio Hiranweyn ee Magaalada B/weyne ee ku xiran Webkeena Www.Hiiraanweyn.net ama Hiranweyn.com

Waxaan idin soo gudbineyna Barnaamijya taxana ah oo aynu kaga hadleyno geeridii ugaas c.raxmaan ugaas khaliif oo 3-1-2016’ka ku geriyoday magaalada b/weyne.

Qeybihii hore ee barnaamijyada aan kaga hadalnay tacsida ugaas cabdiraxmaan ugaas khaliif waxa idiin kugu soo gubineynaa maamulka Gobolka culimaa-udiinka odayaasha Gobolka aqoonyahanada iyo waxgaradka rer hiiraan oo ka hadlaya geeridii ugaas c.raxmaan ugaas khaliif hadana waxa ay idiin soo gubineyna qeybtii afaraad.

Soo jediye:- Qeyba 4’aad {Cabdi Wali Xuseen Tawakal}.

Farsamada:- {Mustaf Xasan Cabdi}

Halkan Hoose ka Dhageyso Barnaamijka:-