DHAGEYSO:> Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka somalia Oo Ka Tacsiyadeyey Geeridii Ugaas c.raxmaan ugaas qaliif

0
396

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaalia oo ku sugan magaalada b/weyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa ka tacsiyadeyey geeridee ku timed allaaha u naxariistee marxuun ugaas c.raxmaan ugaas qaliif ugaas roobli oo shalay ku geeriyooday magaalada b.weyne

Xildhibaan c.qaadir shiiq xanafi xildhibaann maxamed aamiin xildhibaan cali nuur boodaye oo dhamaan tood ka tirsan baarlamaanka somlia ayaa  umada somaliyed ugu tacsiyadeyey geeridee naxdinta leheyd  ee ku timed ugaas c.raxmaan ugaas qaliif

Waxaana xildhibaanada allaah ugu baryeen in uu naxariista jano ka waraabiyo Samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan umada somaliyed uu ka baxay ugaaska qaasatan shacabka reer hiiraan meel kaso oo ay joogaan waxa ayna ku tilmaameyn in uu ahaa aabahii somaliyed oo wax badan usoo qabtay shacabka ku dhaqan dalka iyo dibadiisa