{Dhageyso}Barnaamijka Dhambaalka Iyo Tahniyadaha Ee Idaacada Hiranweyn Ee Magaalada B/weyne

0
411

Waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka dhambaalka iyo tahniyadaha oo ah barnaamij todobaadla ah kaa baxa idaacada Hiranweyn ee magaalada B/weyne.

Barnaamijka waxa soo jedinaya Wariyaasha kala ah Mustaf xasan Cabdi iyo Cali Cismaan Kaskey.

Hadii aad u bahantahay  in lagu bahiyo  tahniyad Dhalasho ama Aroos ma mahar iyo salan asxaab qaraabo intaba  nogu so dir

Radiohiranweyn@gmail.com

HALKA HOOSE KA DHAGEYSO:-