Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo War Cad Goordhow Kasoo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga

0
610

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa go’aan hididiilo leh goor dhow kasoo saaray shirka wada-tashiga ee Muqdisho ka socda.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa 6 Lix qodob kasoo saaray shirka wadatashiga oo uu muranka hareereeyay murankaasi oo ka dhashay qodobo ku saabsan nuuca doorasho ee lagu soo dhisi doono Dowlada badeli doonta mida hada jirta.

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan Cad ka soo saaray Shaqada ay hayaan Madasha Wadatashiga qaran sidan ayuuna u qornaa qoraalka ka soo baxay gudoonka:-