Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka angola Oo Ka Tacsiyeyay Geeridii Ugaas Cabdi Raxmaan Ugaas Khaliif

0
416
????????????????????????????????????

 

                           Tacsi inna lillah wa,inna ileyhi raajicuun

Culimaa,udiinka ,odayaasha, dhalinyarada,haweenka,iyo dhamaan ganacsatada soomaaliyeed ee angola Waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan umadda soomaaliyeed gaar,ahaana dadka reer hiiraan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allah janadiisa hakawaraabiyee ugaas c/raxmaan ugaas khaliif ugaas rooble  oo maanta ku geeriyooday magaalada baladweyn,

Geeridu waa xaq cidna seegimeyso  waxaan alle uga baryeenaa inuu marxuunka janadiisa kawaraabiyo inaga iyo guud ahaan umadda soomaaliyeedna samir iyo iimaan nagasiiyo gadaashiisana uusan nafidneyn

Wuxuu ahaa nin ahlu diin ah oo har iyo habeen kashaqeeya maslaxada umadda soomaaliyeed waxaana taa daliil ah waxay ajashiisu u timid  isagoo ku gudajira sulxi iyo qeyr

Waxaa tacsida diraya guud ahaan jaaliyada soomaliyeed ee angola gaar ahaan

  • Gudoomiyaha jaaliyada soomaaliyeed ee angola mudane Sharma,arke xaaji cabdinuur
  • Gudomiye xigeenka jaaliyada soomaaliyeed ee angola mudane carab maxamed ashkir
  • Madaxa culimaa,udiin soomaaliyeed ee angola mudane sheikh Mustafa canshuur cismaan
  • Gudomiye sharafeedka ganacsatada mudane c/risaaq xaaji yuusuf xaaji xasan
  • Ugaas daahir ugaas mire
  • Maxamed yuusuf balakii
  • Sh cali maxamuud afrax
  • Macalin c/qaadir shariif yuusuf
  • Bashiir macalin maxamuud faarax
  • Maxamuud sheikh cabdi
  • Sakariye maxamed cabdalla
  • Ustaad daahir maxamed cali
  • Ustaad eyman maxamed cumar
  • Ustaad c/raxmaan qorane joolaal
  • ustaad maxamed xasan baxdaawi
  • cabdullahi sheikh maxamuud
  • xasan cumar
  • muuse axmed jaliil
  • muuse xuseen maalin
  • iyo guud ahaan xubnaha jaaliyada soomaaliyeed ee angola