Maamulka Iyo Wariyaasha Idaacada Hiiraanweyn Oo Ka Tacsiyadeyay Geridii Ugaas C.Raxmaan

470

Inaa Lilaahi Wa Inaa Hileehi Raajicuun:-

Maamulka iyo Wariyaasha Idaacada Hiiranweyn ee magaalada B/weyne ayaa ka tacsiyeyay alla ha u naxariiste geridii naxdinta la heyd ee ku timid ugaas c.raxmaan ugaas khaliif ugaas rooble oo ku geriyoday magaalada B/weyene.

Hadii aynu nahay wariyaasha hiiraanweyn iyo maamulka idaacada hiiraanweyn waxa tacsi u direyna umada soomaaliyed eheladii asxaabtii iyo shacabka rer hiiraan ee uu ka baxay alla ha u naxariise marxuum ugaas C.raxmaan ugaas khaliif inagoo kala ah.

Agaasimaha Radio Hiiraanweyn Maxamed cismaan makaraan

Gudoomiyaha Saxafiyiinta Gobolka Hiiraan Jamaal Cali Cabdi

Xuseen Xasan Dhaqane

Xuseen cabdi jimcaale diini

Cabdi axmed huseen {cabdi yare}

Cali cismaan iidoow { kali kaskeey

Aadan cabdi axmed {aadan qeeys}

Cismaan ahmed hufane {cismaan yare}

Liibaan cabdullaahi muumin

C/wali xuseen tawakal

Xamdi faarax cismaan

Iqro cali cumar

Maxamed yuusuf c/llaahi

Mustaf xasan cabdi

c/llaahi Cali samiir

Alla ha u naxariise ugaas c.raxmaan waxa uu ahaa ugaas soomaaliyed waxana lagu xasuusan doona ka shaqeyna nabada iyo dib u heshiisina dadka soomaaliyed.