WAR DEG DEG AH:> Ugaas c/raxmaan Ugaas qaliif Oo Goordhow ku Geriyooday Magaalada B/weyn.

1
441

Ugaas c/raxmaan ugaas qaliif oo kamid ahaa doobabka dhaqanka somaliyed  ayaa gor dhow ku geeriyooday magaalada b,weyne ee xarunta gobolka Hiiraan,

Alaaha u naxariistee ugaas c,raxmaan  ayaa ku geeriyooday isbitaalka guud ee mgaalada b,weyne iyadoo manta lagu waday in uu soo xiro shirkii samadoon 2 oo maal mahaan ka socday magaalada b.weyne ee looga hadlayey aayaha iyo mustaqbalka gobolka Hiiraan,

Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun:-

Comments are closed.