War Deg Deg Ah “Xubnihii Ugu Horeyay ayaa Baladweyne Ka ambabaxay Si ay Uga Qeyb Galaan Shirka Jowhar

1
362

Xubnihii ugu horeyay  oo ka qeyb gala shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo shabellaha dhaxe ayaa manta ka ambabaxay magaalada Baladweyne ee Gobolka hiiraan  si ay u garaan magalada Jowhar  halkaas uu mat aka furmi doono shirka maamu usameyta hiiraa iyo sh.dhaxe

Wafuuda manta baladweyne  ka ambabaxday  ayaa waxaa ay iskugu jiraan odayaal siyaasiyiin waxgarad iyo xubno katirsan maamulka Gobolka hiiraan

Mudooyinkii danbe ayaa waxaa siweyn  lo hadal hayay  dhismaha maamulka Hiiraan iyo shabellaha dhaxe ,

Lama oga sida uu ku furmi doono shirka maamu u sameyta hiiraan iyo shabellaha dhaxe xili shirkale  uu mata lagu wado in uu ka furmo magalada kismaayo ee Xarunta Gobolka jubbada Hoose

Comments are closed.