Wariyaasha Gobolka Hiiraan Oo Cambaareyay Xariga Loo Gestay Wariye Cabdi Maalik Coldoon

1
431

Naadiga Saxafiyiinta Hiiraan Journalists Club waxay aad uga xun yihiin xaraga maamulka Burco u geystay wariye C/maalik Muuse Coldoon

Wariyaasha Gobolka Hiiraan ayaa si weyn u cambaareeyay xariga Wariyaha,waxayna maamulka ugu baaqeen in wariyaha si sharuud la’aan ah lagu sii daayo

Jamaal cali cabdi oo ah madax wariyaasha gobolka hiiraan ayaa ku tilmaamay xaraga C/maalik Muuuse Coldoon mid ka turjimaya Caburinta lagu haayo wariyaasha somaliyeed.

Naadiga Saxafiyiinta Hiiraan Journalists Club waxay maamulka Somaliland ugu baaqayaan in wariye C/maalik Muuse Coldoon si deg deg ah xoriyadiisa dib loogu celiyo

Comments are closed.