Wasiirka Amniga Qaranka Oo Kusoo Wajahan Beledweyne

0
376

wasiirka amniga qaranka soomaaliya mudane c/risaaq cumar maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa la filayaa in uu soo gaaro beledweyne saacadaha oo socdo waxana ujeedka uu beledweyne u imaanayo lagu sheegay in ay tahay geerida ugaas cabdi raxmaan ugaas khaliif ugaas rooble oo maanta allaha u naxariistee ku geeriyooday beledweyne

waxii warar ah oo kusoo kordha wararka wafdiga wasiirka amniga waxaad kala socon doontaan in sha allah hiiraanweyn.net