DEG DEG Wasiirka Amniga Qaranka Oo Soo Garey Beledweyne Kadib Geriddi Ugaas C/Raxman

0
377

wasiirka amniga qaranka soomaaliya mudane c/risaaq cumar maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa ayaa goor dhaaw soo gareey magalada  beledweyne ee xaruunta g/balka hiiraan.

Ujeeydka wafdigan ayaa ah siddi aay uga qeyb gali lahayeen aas qaraan oo malmaha soo socdo loo sameeyn doono ugaas c/raxman ugaas qaliif ugaas rooble ka oo aay kaso qeyb gali doonaan dad weeyne aad uu faro badan oo ka kala iimaan doona wadamo kala duuwaan oo calaamka ah,

Wafdiga wasirka ayaa hadda waxaa aay ku sugan yihiin degaanka ceel jalle ee duleeydka magalada beledweyne.

Sacadaha soo socda ayaa la fillayaa in wafuud kale oo kasocota dowlada dhaxe aay soo garaan magalada beledweyne.

waxii warar ah oo kusoo kordha wararka wafdiga wasiirka amniga waxaad kala socon doontaan in sha allah hiiraanweyn.ne