Wasiirka Gaashan Dhiga Soomaaliya Oo Kusoo Wajahan Beledweyne

0
650

wasiirka wasaarada gaashaan dhiga soomaaliya cabdu qaadir sheikh ali diini ayaa la filayaa in uu goor dhaw soo gaaro magalada beledweyne ee caasimada gobolka hiiraan si uu uga qeyb galo munaasabad lagu kala wareejinayo ciidamada hiil walaal ee jabuuti ee amisom ka tirsan oo ku sugan gobolka hiiraan iyadoona ciidamadii horay u joogay hiiraan labadali doono laguna badali doono ciidamo cusub oo jabuuti ka socda

munaasabada lagu kala wareejinayo ciidamada hiilwalaal ee jabuuti ayaa la filayaa in ay ka dhacdo beledweyne ayna kasoo qeyb galaan madaxka tirsan dowladaha jbuuti soomaaliya iyo midowga africa

waxii ku soo kor dhana kala soco hiiraanweyn.net