WasiirkaArimaha Gudaha Oo SooGaray Beledweyne Kadib Geeridii Ugaas C\raxmaan

0
403

wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudahab xukuumada soomaaliya oo isugu jiro wasiiro xildhibaano siyaasiyiin horay xilal ugu soo qabtay xukuumadihii dalka soomaray iyo qurba joogta reer hiiraan ayaa maanta soo gaaray magalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan si ay ugu qeyb qaataan aaska ugaas cabdi raxmaan ugaas qaliif oo ku geeriyooday maalin ka hor magalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan

waxan dhamaantood ay uga tacsiyeeyeen qoyskii iyo eheladii qaraabadii uu ka baxay allaha u naxariistee ugaas cabdi raxmaan ugaas khaliif waxana ayb tilmaameen in uu ahaa nin sama doon ah oo soomaaliyoo dhan ay u simantahay waxana ay alle uga baryeen in kitaabkiisa midigta ka siiyo aamiin waxii kusoon kordho iyo sawirada masuuliyiintaasi dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa in sha allah