{ DAAWO MUQAAL } Hooyo soomaaliyeed oo taksiile ka ah dalka Australia

1
429

Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Australia ayaa waxay ka yaabsatay ragii ku shaqaysan jiray Taksiilenimada, waxayna sheegaty in rag badani ay ku yiraaheen “maad iska daysid Taksiga waa howl rageede”.

Hooyadan ayaa ka warantay Xaalada Nolosheeda, Iyadoona Amaan Badan u soo jeedisay Dawladda Dalkaasi Austaralia oo ay sheegtay inay bartay Wadista gawaarida iyo tababarka Taksiga.

Dhinaca kale Hooyadan ayaa waxay curisay hees ay dalka Australia ku amaantay, iyadoona Heesta ay ugu magac dartay “Australia Iftiinkii aduunkaay”.

Comments are closed.