{DAAWO MUQAALKA} Saameynta fatahaadda uu ku yeeshay ganacsiga Beledweyne

2
433
????????????????????????????????????

Ganacsiga Magaalada Baladweyne, ayaa waxaa saameyn Xoog leh ku yeeshay Fatahaadaha ku Dhufatay Magaalada Beledweyne, kaddib markii ay Goobaha ganacsiga buux dhaafiyeen dadaadka ka soo rogmaday Webiga Shabeelle.

 
Marka laga soo tago xarumaha Ganacsiga Qaarkood oo laga saaray Wixii Hanti ahaa ee ku jiray, Waxaa jira Ganaacsato wali Goobahooda ku Adkeysanaya, Gaar ahaan Bakhaarrada lagu iibiyo rashinka oo ilka hore laga dhigay biyo xerooni kaddibna dadka intooda awooda in ay soo gaaraan ka iibinaya wax yaabaha ay u baahan yihiin.

Comments are closed.