{DAAWO SAWIRADA} Bilicda Muqdisho Oo Ku so Jiidaneyso Kadib Markii ay Ka so kabatay Dagaaladii sokeeye

3
29238

Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaa ka muuqda is-bedel weyn oo dhanka dhismaha iyo xagga ammanka ah. waxay taasi kaliftay in qurba joog baddani dalka kusoo laabtaan, waayo aragnimo iyo maalgashina la yimaadaan.

25-sano kadib magaalada Muqdisho ayaa ka soo kabaneysa bur burkii iyo daqaradii ka soo gaaray dagaaladii sokeeye ee dalka hala-keeyay.

Shacabka ayaa xilli walba dalxiis iyo dabaashaad u taga goobaha bulshada sida beerta nabadda, xeebta Liido iyo deegaanka Jaziira.
Hadaba waxaa halkan idinku soo gudbineysaa Sawirro muujinaya bilicda magaalada Muqdisho iyo is bedel weyn oo ka muuqda.
muqdisho-1 muqdisho-2 muqdisho-3 muqdisho-4 muqdisho-5 muqdisho-6 muqdisho-7 muqdisho-8 muqdisho-9 muqdisho-10 muqdisho-11 muqdisho-13 muqdisho-14
Sawirrada Sawir-qaade
Cali Cabdi Ducaale

Comments are closed.