{DAAWO SAWIRADA} Hay’ada al xayaad Islamic foundation Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiisay Baragacayaasha Ceel-Jaale

0
673

Hey’ada al xayaad Islamic  foundation ayaa deeq raashiin ah gaar siisay qoysas ka barakacay fatahaada webiga shabeele kuna barakacay deegaanka ceel jaale ee duleedka magalada beledweyne

Madaxa hey’ada al xayaad Islamic foundation ayaa sheegay in ay deeqdan ugu tala galeen dadka dhibaateeysan ee ka barakacay guryahooda baahina u qabay in ay helaan gar gaar bini aadanimo isagoona hey’adaha caalamiga ah iyo shacbiga soomaaliyeed ugu baaqay in ay usoo gurmadaan dadka biyaha kasoo barakacay .

Qaar kamida dadkii deeqda la gaarsiiyay ayaa ka mahad celiayay deeqdan ay gaarsiisay al xayaad Islamic foundation

Deeqdan ay bixisay Hey,adaha al xayaad Islamic  foundation ayaa kamid ah deeqo maal mahii lasoo dhaafay la gaarsinayey dadkii ka baragacay fatahaada bibiga shebeele uu ka gestay xaafadaha magaalada baledweyn

 

xayaat gar gaar (1)

 

xayaat gar gaar (2) xayaat gar gaar (3) xayaat gar gaar (4) xayaat gar gaar (5) xayaat gar gaar (6) xayaat gar gaar (7) xayaat gar gaar (8) xayaat gar gaar (9) xayaat gar gaar (11) xayaat gar gaar (12) xayaat gar gaar (13) xayaat gar gaar (14) xayaat gar gaar (15) xayaat gar gaar (16) xayaat gar gaar (17) xayaat gar gaar (18) xayaat gar gaar (19) xayaat gar gaar (20) xayaat gar gaar (21)

CABDI AXMED XUSEEN 

 RADIO HIRANWEYN BALADWEYNE