{DAAWO SAWIRADA} laga soo qaaday muuqaalkii ugu danbeeyay ee Safaarada cusub Turkiga ka dhistay Muqdisho

3
794

Safarada turkiga ee soomaaliya  (2)Sawiradaani ayaa waxaa laga soo qaaday dhismaha cusub Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho, taas oo dhowaan la daah furi doono.

Dhismahaani cusub ee Safaarada ayaa noqoneysa kii ugu weynaa oo ay Turkiga ku yeelato Caalamka, waxa uuna u dhigmaa inkabadan 80 boos oo saf ah.

Dhismahaani ayaa waxaa maalmaha soo socda daah furi doona Madaxweynaha dalka Turkiga Erdogaan oo isaga lagu wado in maalinta Jimcaha uu soo gaaro magaalada Muqdisho si dhismahaasi uu xariga uga jaro.

Turkiga4 Safarada turkiga ee soomaaliya  (4) Turkiga4

Comments are closed.