{DAAWO SAWIRADA} Shirkii Stanbul oo lasoo gabagabeeyay

0
351

Magaalada stanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey shir caalami ah oo looga hadlaayey arimaha ilaalinta xuquul insaanka.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay madexweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo sidoo kale wafdi ka socday dowladda Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa diirada lagu saaray ilaalinta xaquul insaanka, arimaha Bani aadanimada iyo sidoo kale dhowrida qaxootiga.

Madexweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka ka jeediyey khudbad dheer oo uu uga hadlaayey xaalada Soomaaliya.

113227167_10209400925637098_5973264053456460211_n-1121198765432-