{DAAWO SAWIRADA} sida Xabsiga dhexe iyo Saldhiga Boliska Baledweyne ay fatahaado u saameysay

1
579

 

 

Fatahaada uu baledweyne ka geystay Wabiga Shabelle ayaa waxaa Magaalada ka saameysay dhinac walba Xabsiga dhexe iyo Saldhiga Boliska waxaa ay qeyb ka yihiin Goobaha ay wax yeelada u geysatay xili ay ku xirnaayeen Maxaabiis dambiyo kale gedisan u xirnaa.

 

Muqaalka aad arkeysaan waa sida Maxaabiista iyo Askarta ay biyaha ugu dhex jiraan

 

Maxaabiistii Xabsiga dhexe ayaa laga soo qaaday ka dib markii ay biyaha ka buuxsameen qolalkii ay ku xirnaayeen Ciidamada ilaalada Xabsiga ayaa u soo wareejiyay Saldhiga oo qeybo badan biyaha ay kaga jiraan laakin aan sida Xabsiga noqon.

 

Wariyaasha hiranweyn.com oo booqday xabsiga iyo saldhiga boliska si ay bulshadooda u tusiyaan xaqiiqada jirta ayaa waxaa ay soo qaadeen sawiradan

XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (28) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (27) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (26) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (25) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (24) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (23) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (22) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (21) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (20) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (19) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (18) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (17) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (16) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (15) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (14) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (13) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (12) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (11) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (10) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (9) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (8) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (6) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (5) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (4) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (3) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (2) XABSIGA DHAXE EE BALADWEYNE OO BIYO  GUDAHA U GALEEN  (1)

Cismaan Axmed Hufane

Radio Hiranweyn Baladweyne

Comments are closed.