{ DAAWO } Xayeysiis xiisad cunsurinimo dhaliyay oo laga soo saaray dalka Shiinaha.  

3
629

Xayeysiis dhawaan kasoo baxay dalkaasi Sheenaha islamarkaana lagu xayeysiinayo daawada dharka lagu cadeeyo ayaa waxaa kasoo muuqday ruux Afrikaan ah oo qasaalad lagu ridayo islamarkaana daawadaasi afka loo galinayo.

Comments are closed.