{DHAGEYSO} Madaxa Hiiraanweyn” Waxa Soo Aragnay Dad Aan Laga Warhayn Iyo Heerka Fatahaada Si Aan Usoo gudbino……

11
830
????????????????????????????????????

Maamulka Idaacada Hiiraanweyn ayaa kormer ku tagay tuuloyinka dhanka Waqoyi kaga began Magaalada B.weyne si ay usoo gudbiyaan xaalada dhabta ah eek a jirta degaanadaasi iyo saameynta uu ku yeshay wabiga shabelle.

In kastoo ay jirin wado dhinaca dhulka ah oo xiligan isku xirta Baledweyne iyo Tuuloyinka dhaca Waqooyiga Magaalada ayaa hadana Madaxa Hiiraanweyn Maxamed Cismaan Mkaaraan waxa uu shegay in tuuloyinkaasi ay ku tagen Doon la saaray matoor.

Maxamed Cismaan Makaraan Madaxa Idaacada Hiiraanweyn waxa uu shegay in isaga iyo koox wariyaal ah oo ka tirsan ay gaaren ilaa shan toolo si ay muuqaalo iyo sawiro kaga soo qaadan dhibaatada ka jirta degaanadaasi maadaama aysan jirin cid si toos ah u tagi karto degaanadaasi.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA:-

Comments are closed.