Pakistan Oo Shegtay In Uu Mareykanka Ku Xad Gudbayo Madaxbanaanideeda

0
375

dowlada pakistan oo sheegtay duqeymaha diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee mareykan in ay xad gudub ku yihiin madax banaanidooda

pakistan ayaa waxa ay ku dhawaaqday duqeyntii lagu dilay hoogaamiyihii kooxda taalibaan mullah akhtar mansuur oo lagu dilay xaduuda pakistan iyo afkaanistaan meel u dhaw.

dowlada pakistan ayaa waxa ay maalintii axdada ku eedeysay in ay madax banaanideeda ku xad gudbeeyso doowlada mareykanka duqeymaha diyaaradaha an duuliyaha laheyn ee ay marekanku ku bar tilmaameed sadeen mareykanka hogaamiyaha taalibaan.

waxana ay intaa raacisay in ay tahay xad gudub kii ugu weynaa oo dhulkeeda mareykan ka sameeyo tan iyo 2011 oo xiligaas ay ku dileen mareykanka gudaha pakistan hogaamiyihii al qaacidda sheikh usaama billaadin