Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi IGAD ka socda oo tagaya Dhuusamareeb Kadib Markii Ay Ahlu sunna ,,,

0
342

Warar aan helnay ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake  iyo Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD ay biri oo Sabtida ah  tagayaan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud halkaas oo ay maamulaan kooxda ahlu sunna waljameeca.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Gacanta ku haya Maamulka Ahlusunna Waljamaaca,iyadoo aan la ogeyn waxyaabaha ay sida rasmiga ah uga wada hadlayaan Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha,IGAD iyo Ahlusunna Waljamaaca.

La soco Wararkeena Danbe Insha allah