Raisul Wasaaraha Ciraaq Oo Ku Dhawaaqay Howlgal Ka Dhan Ah Ista Heysata Falluuja

0
318

raisul wasaaraha ayaa ciraaq heydar al cabadi ayaa ku dhaqaaqay in la bilaabo howlgal militari oo dib loogu qabsanayo magaalada falluuja oo ay heystaan kooxaha khilaafada islaamka ee ciraaq iyadoo lasoo warinayo in maglada laga maqlayo dhawaqa madaafiicda al telleriga.

{magacaillahey anagoo ku dhaaraneyno waxan halkan uga dhawaaqayaa in calanka ciraaq sida ugu dhaqsiyaha badan uu ka dul baban doono hawada ama cirka magalada faluuja maanta  oo isniin ah waxan jar jareeynaa calama madoow oo dadkena lagu cabsi gilinayay iyo magaaladeena qaaliga ah .

waxaa lagaaray waqtigii la xuren lahaa magalada falluuja guushana anaga ayaa iska leh is il mahelayaan meel ay aadaan oo ay magalada uga baxaan balse weey qaxayaan }