Sanduuqa lacagta aduunka Ee IMF oo 25-sano kadib taagerysa Soomaaliya

0
421
Sanduuqa lacagta aduunka ayaa shaacisay in ay taagero farsamo ah ay siin doonto Soomaaliya markii ugu horeysay tan iyo 25-sano kadib hadafkana waxa uu yahay dib u dhiska dalka.

Sanduuqa war uu soo saaray waxa uu ku sheegay in Soomaaliya si tartiib tarbiib ay 25-sano kadib ay u qaadeyso wadadi dhinaca hormarka,waxana dagaaladii sukeeyay sukeeyay ku burburiyay hay’adihii dowladda iyo siyaasada oo mid qabali noqotay oo adkeesay amaanka dalka iyo dib u dhiska wadanka dhaqalihiisa.

Bayaanka IMF waxa lagu sheegay in ilaa iyo April 2017-ka ay taagero siin doona saraakiisha Soomaaliya si ay u dhistaan hay’adaha Dowladda.