Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya oo Faahfaahin Ka Bixiyey Shirka Istanbul Shegayna in Shirkaas ,,,

1
402

Shir madaxeed ku saabsan arrimaha bani aadannimada caalamka ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, kaasi oo si gaar ah diiradda loogu saarayo la-tacaalidda xasaradaha qaxootiga.

Shirkan ay taageereyso QM, oo socon doonaa illaa Arbacada, ayaa ku baaqi doona ficillo wax looga qabanayo musiibooyinka bani aadanimada iyo yareynta halista ay dalalka soo koraya ugu jiraan arrintaas.

Wafdiga Soomaalida ee shirkaasi jooga waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibedda Cabsisalaam Hadliye Cumar. VOA da ayuu uga warramay muhiimadda shrika iyo wafdiga Soomaaliya.

 

hadliye

Comments are closed.