Ciidamada Nisa Oo gudaha Ugalay hoteelka Uuu Weerarka Lagu Qaaday Ee Ambbassidor

1
373

Ciidamo ka tirsan hay’adda NISA ayaa gudaha u galay hotelka Ambbassidor oo ah goobta uu qaraxa ka maqribnimadii halkaas oo hadda ay ka wadaan baaritaano, xilli gudaha hotelka loo maleynaayo in ay ku jiraan maleeshiyaad hubeysan.

Dhinaca kale Albaabka hore ee hotelka ambbassidor oo ah meesha uu weerarka ka dhacay ayaa la sheegayaa in uu yaallo meydka mid ka mid ah dadkii weerarka soo qaaday oo la aaminsan yahay in ay gudaha hotelka galeen kadib markii ay toogteen ilaalada hotelka.

Ilaa hadda lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxa iyo weerarka is xiga ee ka dhacay hotelka ambbassidor ee magaalada muqdisho.

La soco wixii faah faahin insha allaah.

Comments are closed.