{DAAWO SAWIRADA} Wafdigii Ka socday Dowlada Ee Manta Baladweyne Garay Oo Shaaciyay in Ay Deeq Kawadaan Dowlada

0
333

Wasiirka Amniga soomaaliya Cabdi risaaq Cumar  Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa manta sogaray  magaalada baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,

Wafdiga Wasiirka ayaa Waxaa ay wadaan Deeq ay dowladda Dhexe ugu Tala gashay Dadka ay saameeyeen fatahaada Wabiga Shabeele sid ay Radio Hiranweyn u Xaqiijiyeen Xubno ka mida Wafdiga.

Deeqda ay Dowlada soomaaliya u so dhiibay wasiirka amnga soomaaliya ayaa la shacin ilaa iyo iminka lamana oga waxa ay tahay deeqda marka laga reebo hadalka wafdiga oo ku sheegay in ay wadaan deeq ka timid dowlada soomaaliya.

Wafdi wasiirkaamniga somaliya  (1) Wafdi wasiirkaamniga somaliya  (2) Wafdi wasiirkaamniga somaliya  (3) Wafdi wasiirkaamniga somaliya  (4)