Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Hiiraan C,fitaax Xasan Afrax Oo Ka tacsiyeyay Dadkii ku Dhintay Qaraxii Caawo Muqdisho Ka dhacay

6
761

انا لله وانا اليه راجعون.
Waxaan halkaan uga tacsi tiiraanya leh uga dirayaa dhamaan Ummadda Soomaaliyees ee ku geeriyootay weerarkii musiibada ahaa ee ay maanta dhagar qabayaashu ku gumaadeen Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

Gaar ahaan waxaan halkaan tacsi uga dirayaa Masuuliyiinta Soomaaliyeed weerarkaas ku geeriyooday.

Waxaan si gaara ugu sii tacsiyeeynayaa eheladii iyo Qaraabadii iyo Dhamaan reer Hiiraan geerida Xildhibaan Prof. Guure Samir iyo Iimaan Alle ha nagasiiyo.Iyo Dhamaan Inta Soomaali wax ku noqotay werarkii manta muqdisho ka dhacay.

Dhamaan inta ku geeriyootay Alle ha geeyo Naxariistiisii Janno inta ku dhaawacantayna Alle ha noo bogsiiyo.

Cawaanta Ummadda gumaadka ku hayane Alle ha naga qabto.
Aamiin Aamiin Aamiin

cabdi fitaax xasan afrax

 

Comments are closed.