WAR DEG DEG AH;- Qarax lagu Weeraray Hotelka Ambassador iyo Rasaas gudaha ka socota

0
335

Qarax ayaa Goor dhaw lagu Weeraray Hotelka Ambassador oo u dhaw Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ka dib ayaa waxaa Xigay Rasaas xoogan,iyadoo la sheegay Rasaasta in ay gudaha Hotelka ka dhaceyso

Ilaaa hada lama oga qasaraha ka dhashay qaraxa lagu weraray hoteelka Ambassador ee magalada Muqdisho ,

LA SOCO WARARKENA DANBE INSHA ALLAH