Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guure Iyo Xildhibaano Kale Ayaa Ku geeriyooday Qaraxaii Hotelka Ambasator

1
762

Xildhibaan C/llaahi Jaamac Kabaweyne iyo Xildhibaan Maxamuud Maxamed Guure ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerarka Hotelka Ambassador ee Magalada muqdisho ka dhacay Gilinkii danbe ee maanta .

Xilidhibanada ku geeriyooday qaraxii maqribnimadii caawo  dhacay muqdisho ayaa la xaqiijin sida ay u geeriyoodeen in la toogtay iyo in kale

Marka laga tago xilidhibanada geeriyooday waxaa si doo kale ku dhintay dad shacab ah oo ka ag dhawaa nawaaxiga hotelka Ambasatoor, iyo qaar kamid ah shaqaalaha Hotelka

Maxamed Maxamuud  Guurre

Inaa lilaahi Wa inaa ilaahi Raajicuun 

Comments are closed.