CODEYN: Man United vs Man City: Pep vs Jose – Kooxdee Guusha Heli Doonta Kulanka Sabtida Ka Dhici Doona Old Trafford

10
676

Manchester United ayaa gurigeeda Old Trafford kusoo dhaweyn doonta dhigeeda Manchester City kulanka afaraad ee horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan, balse waxaad moodaa in Manchester Derby-gaan uu ka xiiso badnaan doono sanadahii hore madama ay iska hor imaanayaan laba ka mid ah macalimiinta ugu guulaha badan dunida kubadda cagta.

Derby

Iney iska hor imaanayaan Pep Guardiola Iyo Jose Mourinho ayaa ka dhigan in xifaaltanka Manchester Derby uu noqonayo mid heerkiisii hore dhaafa, kubadda cagta England ayaana la kowsaneysa xifaaltanka labadaan nin.

Wali wax war ah kama soo bixin ciyaartoyda labada kooxood sida ay u bad qabaan iyo sida ay kulankaan u seegi doonaan balse sida muuqata laba shax oo ah kuwooda ugu xooga badan inta ay heli karaan ayey dooran doonaan Pep Iyo Joe.

Hadaba Kooxdeed is leedahay guusha wey heli doontaa ama la kulmi doonta guuldarada ugu horeysa xagaagan mise waxey ku kala tagi doonaan barbaro, codeynta hoose ka qeyb qaado.

Halkaan Hoose ka Codee:

 

Sidoo kale qeybta hoose Fikirkaaga Waad Noogu Soo Gudbin Kartaa

Comments are closed.