Barta Twitter-ka Arsenal ee ayaa soo xulay baaskii ugu fiicnaa ee gool lagu dhaliyo ee uu Ozil u sameeyo kooxdaas
Arintaas ayay ku soo aadiyeen munaasabadda 3-aad ee Ozil ee ka soo wareegatay markii uu yimid kooxdaas Arsenal ee uu kaga soo wareegay Real
Baaskaas ayaa ahaa bishii February ee sanadkii 2015-ta iyadoo la joogay kulankii Aston Villa ee horyaalka xilligaas oo uu baas cirib ah cajiib ahaa siiyay Olivier Giroud oo u turjumay gool,
Comments are closed.