{DAAWO MUQAALKA} Qudaar la’ aan ba´an oo ka taagan Boosaaso ka dib xayiradii gaadiidka Koonfurta Somalia Iyo Suuqyada qudaarta Oo Xirmay

9
874

Magaalooyinka ugu waa weyn Puntland ayaa waxaa ka taagan Qudaar la´aan ba´an ka dib markii dhawaan maamulka Puntland ay mamnuuceen gawaaridii kaga imaan jirtay koonfurta dalka Somalia .

Magaalada Boosaaso ayaa ka mid ah magaalooyinka ay ka dilaaceen Qudaar la´aanta waxaana maalmihii ugu dambeeyay qeeylo dhaan balaaran laga dareemayay ganacsatada Qudaarta Suuqa magaalada Boosaaso .

Comments are closed.