Gudoomiyaha gobolka Hiiraan yuusuf Axmed Hagar {DABAGEED} ayaa goordhaw shaaciyay inuu kasoo horjeedo shirka laga furayo magaalada Jowhar ee maamulka loogu dhisayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.,
Warkaan lama filaanka ah ayaa waxuu shaaciyay xili uu maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne.,
Lama oga sababta hadalkan kenta in uu manta shaaciyay Gudoomiyaha Gobolka hiiraan Yuusuf Dabageed .oo maali mahii la so dhafay ku sugnaa magalada muqdisho ee caasimaha soomaaliya,
Warar hoose ayaa sheegayo in khilaaf u so kala dhaxgalay gudoomiyaha Gobolka hiiraan iyo dowlada soomaaliya


LA SOCO WARAR KENA DANBBE
Comments are closed.